Dhugo: Madaxweyne Biixi oo Gudi u Saarey Ka Hor Taga Coronavirus.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xukuumada Somaliland Ayaa Walaac hore leh ka qabta Xanuunka Dunida Sida weyn ugu faafay ee Corona Virus, Waxaa Madaxweyne Biixi oo Maanta gudi u Saaray Koox Wasiiro Ah oo Ka Shaqeysa Xaalad Kasta oo lagaga hortagi karo.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkan.