FOCUS“Somaliland Iyo Ciidankeeda Cidda Gacan-saarta Way Eeddaa…” Madaxweyne Biixi Oo Si Kulul Uga Hadlay Taliye Xalay Lagu Dilay Laascaanood.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):- Halkan Hoose Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Saaka booqday Ciidanka Qaranka Waxaanu si adag uga hadlay Dilkii Xalay Lagu Khaarajiyey Taliyahii Sirdoonka Somaliland ee Laascaanood.