Kulan Ay Isugu Yimaadeen Madaxda Gobolka Sool iyo Laamaha Amaanka Ayaa Ka Hadlay Dilkii Xalay ka Dhacay Gobolka.

0

Sool(GNN):-Waxaa Shir jaraaid Ku Qabtay Xarunta Gobolka Sool Maamulka iyo Laamaha Amaanka oo Tacsi u Diray Labadii Sarkaal ee Bishan Gudahooda lagu Khaarajiyey magaalada laascaanood, Kaas  oo Ahaaa Dilkii lagu Dilay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool iyo Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool oo isna Xalay la Khaarajiyey.

Halkan hoose Ka Daawo.