Waftigii uu Hogaaminayey Maayirka Gabiley Oo Kulamo Kala Duwan La Qaatey Wasiir ku-xigeenka koowaad ee wales iyo Madaxda Jaamacad Cardif.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Maayirka Degmada Gabiley Mudane Maxamed Amiin Cumar Cabdi Oo Todobaddii ugu danbeeyey Safar ku maraya dalalk qaarada yurub oo isugu jira aqoon korodhsi iyo Tababaro caalamiya oo ay ka qayb galayaan isaga iyo xubno ka tirsan golayaasha deegaanka Gabiley iyo Saaxil Ayaa kulano kala duwan waxaa uu la qaatay Wasiir ku Xigeenka Wales iyo madaxda Jaamacada Cardif.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.