Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Dalka Laga Xidho Tvga Universal oo Qaranimada Dhaawac Ku ah.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Warbaahinta u Waramay Maanta ayaa soo Bandhigay Telefishanka universal oo caadaystay Talaabooyinka uu ku kacayey mudooyinkii u danbeeyey oo ahaa kuwo lafjab ku ah Qaranimada somaliland, islamarkaana u adeegaya Maamulka Farmaajo ee tahli kariwaayey inay Shacabka ku nool muqdisho dayr uga noqdaan qaraxyada iyo dhimashada maalinwalba shacabka si dhib yar loogu laynayo, Qoraa Boobe ayaa sidoo kale xukuumada somaliland baaqay in si degdeg ah ay talaabo uga qaado, haddii aaney laamaha amaanku arrintaa wax ka qabana anagaa talaabo ka qaadi doona.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale.