Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadley Go,aamadii Shalay Ka Soo Baxay Shirkii Burco.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Waxaa Maanta Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Maalintii Shalay lagu soo Gabogabeeyey Magaalada Burco Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudanne C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.