Xukuumada Somaliland Oo War Cusub Ka Soosaartay Ganacsatada Qaaligareeyey Maciiishada Quutal Daruuriga.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha Jamahuuriyada Somaliland Mudane maxamed Kaahin Axmed Ayaa Sheegay In Xukuumada Somaliland Ay talaabo ka Qaadayso Cidii Lagu Arko inay Qaali ka dhigtay maciishada Sidoo kale Waxaa uu ka Jawaabay Warkii ahaa In Xukuumadu ay Sabab u tahay Maciishada quutal daruuriga oo Qaaligarooba.

Halkan hoose ka Dhegayso Warkan.