Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa oo Sameysay Goobo Bulshada Caasimadu Ku Faraxalanayaan Si Looga Hortago Fayadhowrka Xanuunka Corona.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Maayirka Caasimada hargeisa Ayaa Maanta Bilaabay inay Dhigaan Goobaha Dadka badani Ku kulmaan Agab lagu Faraxalanayo Kaas oo Lagaga Gaashaamanayo Ilaalinta Fayadhowrka Bulshada reer somaliland ee ku Nool Caasimada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.