“Waa La Xidhayaa Oo La Shaabuugaynaya Cida Lagu Arko Iyagoo Marfash Ku Qayilaya”.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ayaa Soo bandhigay Qalabkii ugu Balaadhnaa ee loo isticmaalayo Ka hortaga Xanuunka halista badan ee Corona Virus.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.