Kulan Ay Maanta Isugu Yimaadeen Gudida Ka Hortaga Xanuunka Corona iyo Dhakhaatiirta & Culimada Somaliland, Nuxurka Qodobo Kasoo Baxay.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Waxaa Maanta kulan isugu yimaadeen Gudida ka hortaga Xanuunka Corona Virus iyo Culimada, dhakhaatiirta dalka Somaliland ayaa Lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa ka hortaga iyo sidii shacabka somaliland loo gaadhsiin lahaa inay meel uga soo wada jeesteen, ka hortaga khatarta xanuunkan oo laga werwersan yahay inuu dalka saameyn ku yeesho maadaama ay ilaa hadda wadamada dariska la ah somaliland si xawliya uu ugu dhex faafayo, iyadoo maalintii shalayna ay xukuumada somaliland shaacisay in laba qof oo ka yimid dalalka ingiriiska iyo china laga helay xanuunka khatarta badan galiyey dunida ee corona virus.

Halkan Hoose Ka Daawo Kulanka Culimada iyo Dhakhaatiirta oo Si Wadajir ah ay ula Kulmeen Gudida Ka Hortaga Xanuunka Corona ee Dalka Somaliland.