Hodan abdirahman ninkeedi hore ee wiilka udhashay & xaaskiisa oo taageereen Meherka Alta iyo kiin jaamac

0

Hadhwadaag(Arrimaha Fanka):-Hodan cabdiraxman ninkii hore ee wiilka udhashay ayman aabihiis & xaaskiisa oo kubaashaalaya meherka maxamed alta iyo kiin jaamac,Karbaashka iyo jawaabaha way iska soodaba dhacayaan ayadoo xaaladu ay u muuqato ku digasho iyo isku jiibin alalaas aan la garaneen dhankeey ku wajahan yihiin muuqaalkaan VIDEO ga hoos idin kaga muuqda waa Ninkii hore ee qabi jiray hodan abdirahman iyo xaaskiisa oo jawaab kubaashaalayaan xiisada kataagan mareekanka iyo hargeysa somaliland.

Abdikadir Gulled Dheere oo kumagac dheer Geydh Mambo iyo marwadiisa oo ku raaxeesanayaan aqbaaraadka kala duwan ee kasoo yeeraya fanaanad hodan cabdiraxman dheere oo dagaal aan la karaneen kula jirto dad aanan shaashadaha ka muuqan ayadoo muuqaalo kala gadisan sooduubtay kadib dhoor saacadood marki la shaaciyay meherka iyo qaban qaabada arooska Fanaaniinta Kiin jaamac iyo maxamed alta Jawigi indhihiina ku arka buuq aad u fara badan ayuu dhaliyay meherka kadhacay Minneapolis Minnesota Daawasho wacan asxaabta ku xiran Hoyga fanka iyo suugaanta Ee Fandhux Media.

DAAWO MUUQAALKA.