Maxamed alta oo ka ilmeeysiiyay kiin jaamac xafladii sagootiska aheeyd bye bye America.

0

Hadhwadaag(Fanaan):-Kiin jaamac LIVE Xafladii qarniga iyo maxamed alta oo ciyaar waali ah kaga yaabsaday xidigtiisa qarniga uu calmaday fanaanada fanaaniinta haatan kacay ugu shacabka badan Kiin jaamac yare oo dhawaan lasoo shaac bixiyay xaflada meherkooda ayaa muuqaalkaan dad badani waxay kadheehan karaan jacayl lixaad leh.

Sidaad muuqaalkaan VIDEO ga hoos idin kaga muuqda aad kuwada aragtaan waa fanaanka Mohamed Alta oo Kiin jaamac yare kaga yaabsaday qaab masraxiyeed dareen iyo jacayl kujiro kahor inta aan lasoo bandhigin xaflada meherkooda ee todobaadkaan kadhacday magaalada Minneapolis.

DAAWO MUUQAALKA