Fanaanada Deeqa Afro oo Weerar Toosa Ku Qaaday Mursal Muuse iyo Hodan C.raxmaan Arooska Maxamed Alta iyo Kiin.

0

Hadhwadaag(Arrimaha Fanka):-Fanaanada Deeqa afra oo hodan abdirahman baalsha kariftay ayadoo ka hadashay muuqaalada is xig xiga ay hodan cabdiraxman ugu hanjabeeso fanaanad kiin jaamac taas oo ka hinaastay meherka iyo arooska maxamed alta iyo kiin jaamac waxayna ugu hanjabtay hadii ay joojin wayso dhaga hadalka iyo hanjabaadyada snapchat ka in mursal ka ay ku waalatay laga dulqaadi doono.

Sidaad warbixintaan hoos idin kaga muuqato oo aan idin kaga soo qaadnay waaa deeqa afra oo u hanjabtay hodan abdirahman kana hadashay buuqa kadhex taagan Kiin jaamac, Mursal muuse oo ka xanaaqsan hadal heenta guurka maxamed alta iyo kiin Nala Daawada xan fresh ah.