Muwaadiniin Reer Somaliland Oo kam Yimid Dalka Dibediisa Oo Cabasho Ka Muujiyey Goobta Ay Dawladu Ku Karantiimaysay Nadaafadeeda.

0

Hadhawadaag(Hargeisa):-Muwaadiniin reeer Somaliland oo ka yimid dalka dibediisa ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Goobta ay Wasaarada Caafimaadka Jsl Ku Kaaraantimaysay, inta laga ogaanayo Inay Qabaan Xanuunka Corona Virus iyo in kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.