Shirkada Dp World Oo Agabkii ugu Badnaa ee Caafimaadka Ku Wareejisay Maayirka Berbera iyo Gudida Gobolka ee Xanuunka Corona Virus.

0

Hadhwadaag(Berbera):-Shirkada Dp World Oo Ah Shirkada Ay Dhawaan Somaliland La gashay heshiiska maalgashi ee Dekeda berbera oo Wakhtigan Gacanta ku haysa Dekeda berbera ayaa maanta waxay ku wareejisay Maamulka Gobolka Saaxil iyo Gudida ka Hortaga Xanuunka Covid 19 ee magaalda Berbera, Agabka Caafimaad oo aad u Tiro badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.