Dhacdo Ugub Ah-Nin Somaali ah Oo Culimada Ku Wareejiyey Hotel Weyn oo Uu Sheegay Inaanu Ku Dhisanin Lacag Xalaal ah.

0

Cabdiraxmaan Axmed waxa uu wareejiyay Hotel uu sheegay in uu ku dhistay lacag aan xalaal aheyn, muddo shan sanno uu lahaa,

Wuxuuna ku wareejiyay culimada Masjidka Cumar Binu Khadaab ee Magaalada Caasimada Maamulka puthland ee Garoowe si ay u iibiyaan ka dibna lacagtaas ugu dhisaan masaajiddo iyo goobo lagu barto Diinta islaamka.