Wasiir Maxamed Kaahin Ka Macdanta Ayaa Soo Hubeynaya Ragga Maanta Sheeganaya Berbera”…Xildh Axmed Cali.

0

Hadhwadaag(Berbera):-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Berbera ayaa Si Kulul ugu jawaabay Rag Dhawaan Warbaahinta Ka sheegay inay leeyihiin deegaano ka Tirsan Gobolka Saaxil.

Xildhibaan Axmed Cali Dheere ayaa Sidoo kale Waxa uu Wasiirada Kasoo Jeeda Beesha Habarjeclo ku eedeeyey inay Iyagu ka Danbeeyaan Dagaal laga abaabulayo Gobolka Saaxil Deegaano hoos yimaada.

Isagoo sidoo kale carabaabay in Wasiir Maxamed Kaahin Axmed uu Ka sameeyey Magaalada berber Goobo Marfashyo ah  islamarkaana uu keeno Hub.