War Deg-Dega-Fanaanada Farxiya Kabayare Oo Xaqiijisay Furiinka Lamaanihii Caanka ahaa Faysal Xawaase iyo Niciimo Jookar.

0

Hadhwadaag(Fanka Iyo Faallooyinka):-Lamaanaha Alfanaan Faysal Xawaase iyo Gabadha baraha Bulshda Caanka ka ah ee Naciimo Jookar oo Dhawaan isguursaday Ayaa Maalmihii ugu danbeeyey Waxay bulshadu baraha kala duwan ku faaqidayeen in Lamaanahaasi kala tageen.

Sidoo Kale waxaa iyaguna aad uga hadlayey haweenka qaar kamida oo dadka qaar aaney farxad galin warka furiinka lamaanaha loo hanweynaa ee Faysal Xawaase iyo Naciimo Jookar oo Ku kala nool Dalalka Sweden oo uu joogo Faysal Xawaase iyo Naciimo joorkar oo iyaduna ku nool dalka maraykanka.

Isweydiinta arrinta oo Bulshadu aad ugu jaahwareereen ayaa Waxaa Si Rasmiya U Shaaciysay bulshada u cadeysay Fanaanada Farxiya Kabayare oo ay aad isugu dhow yihiin saaxiibna yihiin dal ku wada nool gabadha Naciimo Jookar.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Xogta Arrintan Ku Saabsan ee ay Faafisay Farxiya.