Dib u Milicso Madaxweyne Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo Su’laao La Waydiinayo Wakhtigii uu Xukunka hayey.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Alle haw Naxariistee Madaxweynihii Labaad ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, oo ahaa Shaqsigii bud dhiga u ahaa qaranimada iyo dhismihii dalka Somaliland, ayaa ahaa siyaasi hibo u lahaa hogaaminta iyo arrimaha dimuquraadiyada Geeska africa, saameyn weyna ku lahaa Guud ahaan Dunida.

Wakhtigii Uu Talada Dalka hayey ayaa Qaar Kamida Suxufiyiinta uu kamidka yahay Maxamed Siciid Muxumed oo kamid ah Wakhtigan Madaxda Idaacada Radio hargeisa ayaa su’aalo ka waydiinaya Horumarinta Idaacada Radio hargeisa iyo Sababaha Dunida Looga Dhegaysan Waayey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.