Halkan Ka Daawo-Alle haw Naxariistee Aas Qaran Oo Galabta Lagu Aasay Magaalada Hargeisa Mujaahid Xassan Guure Jaamac.

0

Hargeisa(HNN):-Alle ha Naxariistee Waxaa Maanta aas qaran loo sameeyey mujaahid xassan guure jaamac,

Mujaahid xassan guure ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta iyo mujaahidiintii ugu halka adkaa ee qaranimada somaliland dhidibada u taagay.

Alle haw Naxariistee Mujaahidka ayaa Magac weyn ku lahaa shacabka somaliland iyo guud ahaanba Umada Afka Soomaaliga ku hadasha.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka.