Dhacdo Fool Xun Oo Ka Dhacay Magaalada Borama, Qoys Wasaarada Caafimaadka jsl Ku Eedeeyey Jaahwareer Ay Ku Rideen Marxuum Geeriyooday Oo Ay Ka Been Sheegeen.

0

Hargeisa(HNN):-Dhacdadan Foosha xun oo ka dhacday magaalada borama ayaa ka danbeysay kadib markii wasaarada caafimaadka jsl ay ka been sheegtay Marxuum ay hore u baadheen dhakhaatiirta iyo wasaarada caafimaadka somaliland oo ay hore uga waayeen inaanu helin xanuunka corona virus oo haddana markii uu geeriyooday ninkaasi ay ku sheegeen inuu u dhintay xanuunka corona virus, waxaana Qoyska uu ka baxay marxuumkani Si faahfaahsan uga warameen arrimo jaahwareer ku riday geerida qoyskaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan