Shirkii 59aad ee Golaha Wasiirada jsl Oo Maanta Qabsoomay iyo Qodobada Lagaga Hadlay.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shirkii Golaha Wasiirada jsl Oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Lagaga Dooday Qodobo Muhiima oo ku Taxaluqa Xaalada Dalka.