Xildhibaan Ka Tirsan Deegaanka Ceelafweyn oo Lagu Xidhay Magaalada Hargeisa iyo Dacwada Loo haysto.

0

Hargeisa(HNN):-Mid Kamida xildhibaanada golaha deegaanka degmada ceelafweyn ayaa lagu xidhay magaalada hargeisa iyadoo arrinta loo xidhayna tahay arrimo la xidhiidha kala qaadashada magta gabadh uu dhalay oo hore loogu dilay deegaankaasi.