Abwaan Faarax Murtiile Oo Runta u Sheegay Koonfurta Somalia, Sida aaney Midnimo Danbe u Dhacaynin Waligeed.

0

Abwaan Faarax Murtiile ayaa Majaajilo Qosol Badan ka Sameeyey Qorshaha Koonfurta Somalia sida  ay Somaliland ugu Hungowday Qorshihii lixdankii kaas oo wali Dawlada Somalia ay ku riyoonayso Fikir Shacabka Jamhuuriyada Somaliland hore waxyeelo uga soo gaadhay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.