Halkan Ka Daawo-Barnaamij Ku Saabsan Taageeradii Madaxda iyo Shacabka Gobolka Gabiley Ku Muujiyeen Taageerada Madaxweynaha Jsl.

0

Hargeisa(HNN):-Dawlada Hoose Degmada gabiley Ayaa siweyn usoo Bandhigtay Sida Shacabka gobolka Gabiley ku muujinayeen Taageerada ay Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ugu muujinayeen Shirkii waddahadalka Somaliland iyo Somalia ee Ka Dhacay Dalka Djabouti.