Somaliland-Laba Wasiir Oo Kamida Xukuumada Oo Hore Uu ugu Dhacay Xanuunka Safmarka Ah ee Covid 19 Oo Ka Bogsamday.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirada Wasaaraha Maalgashiga iyo Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa Kamid ahaa Masuuliyiinta reer somaliland ee ku dhacay xanuunka Safmarka ah ee corona virus, Waxaa labadan wasiir oo Maanta warbaahinta u waramay ay Shaaciyeen in kadib baadhitaano danbe oo ay hadda sameeyeen ilahay ka kor qaaday Xanuunkii, kana bogsadeen.

Waxaana Wasiiradani Shacabka Somaliland u direen Fariimo muhiima oo ku saabsan Xanuunkan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.