Gudida Qandaraasyada Qaranka jsl Oo Baahinaya Mashruuc Dhisme Ah Oo Tartan Loo Galayo.

0

Hargeisa(HNN):-Nuqulka Warqada Ogaysiiska Mashruucan oo ka Soo Baxay Maanta Xafiiska Gudida Qandaraasyada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland ayaa u dhignaa sidan.

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan hal mashruuc oo dhisme ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta dhismuhuna waa sidan hoos ku qoran.

No photo description available.