Shacab Degan Xaafad Kamida hargeisa Oo Dawlada Hoose ku Eedeeyey Inay Iibisay Waddo Xaafadu Lahayd.

0

Hargeisa(HNN):-Shacabka ku Nool Xaafada qunyar dega oo Maanta Warbaahinta u Waramay Waxay Cabasho Xoogan ka muujiyeen Waddo ay sheegeen in xaafadu isticmaali jirtay oo ay iibiyeen qaar kamida masuuliyiinta dawlada hoose caasimada hargeisa, Waxaana dadweynahani fariin u direen madaxda ka sareysa Maamulka dawlada hoose ee dalka, iyagoo Wasaarada arrimaha gudaha iyo haayadaha ku shaqada leh ugu baaqay in si degdega wax loo ga qabto.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Cabashada Dadkan.