Si Toosa U Daawo (Live)-Xuska 60 Guurada Munaasibada 26 June 1960-kii Markii Ay Somaliland Xornimada Ka Qaadatay Boqortoyada Ingiriiska.

0

Hargeisa(HNN):-Sannad guurada 60 jirsatay ee Shacabka Somaliland markii ay xornimada ka qaateen Boqortooyada dawladii ingiriiska oo ku beegan maanta oo kale 1960kii 26june ayaa Waxaa Dawlada Somaliland Soo bandhigaysaa Khudbado iyo Xasuuso ku Saabsan Xuska maalinta qaran ee Shacabka Somaliland iska tuuray heeryadii gumeysiga.

Halkan Hoose Si Toosa Live Ah uga Daawo Damaashaadka iyo Khudbadaha Maalintan Qaran ee Madaxdu Jeedin Doonto.