Daawo :-Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Daahfurtay Saddex Xeer Nidaamiye Oo Lagu Dhaqayo Isgaadhsiinta Dalka.

0

Hargeysa(HNN):-Wasaarada Isgaadhsiinta Somaliland Oo Daahfurtay 3 Xeer-nidaamiye oo Lagu Dabaqayo Qorshaha Isgaadhsiinta Dalka iyo Tirada Isgaadhsiinta ay Bulshadu isticmaasho, sidoo kalw waxaa lagu ogaanayaa Dhamaanba Goobaha Kala duwan iyo tirada xarumaha isgaadhsiinta iyo Taawarada dalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET