Halkan ka Daawo Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayirka Degmada Gabiley.

0

Hargeisa(HNN):-Nuxurka Waraysigan oo La Xidhiidha arrimaha horumarineed ee ka socoda degmada gabiley oo ay ka wadaan golaha deegaanka degmada gabiley oo uu hormuud u yahay maayirka Degmada Gabiley Mudane Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa Kagaga Waramay hawlaha shaqo ee ay ku jiraan ka dawlad hoose ahaan iyo sidoo kale Hadal kaftan duurxul ah oo ay iswaydaarsadeen maayirka Madax ka Qayb Gashay dhawaan xilwareejintii uu xilka kula wareegayey Badhasaabka Cusub ee dhawaan loo Magacaabay degmada Gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan.