Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Kulan Kula Qaatay Xafiiskiisa Madax Ka Socota Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland.

0

Hargeisa(HNN):-Maayirka Caasimada hargeisa Mudane C,raxmaan maxamuud Caydiid Solteco ayaa Maanta waxaa ay kulan wada qaateen Madax ka socotay Wasaarada Maaliyada jamhuuriyada Somaliland, Waxaana Shirkani ku saabsanaa sidii ay labadan haayadood u yeelan lahaayeen wadashaqeyn isla jaanqaada.

Halkan Hoose Ka Dawo Muuqaalka Warkan.