Siyaasi Cali Maxamed Warancade Oo Ku Sifeeyey Gobolka Sanaag Mid Soo Jiidasho Badan.

0

Sanaag(HNN):-Siyaasi Cali Maxamed Warancade Wasiirkii hore Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Waxaa uu si faahfaahsan uga Waramay Gobolka Sanaag iyo inuu yahay Gobol soo jiidasho badan oo nimcooyin eebe dhigay balse uu u baahan yahay Cadaalad.