Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Midowga Yurub u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia.

0

Hargeisa(HNN):-Waxaa Maanta Magaalada Hargeisa Caasimada Somaliland Kulan Saddexgeesood ah ku Qaatay gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland iyo Dajiraha Midowga Yurub u qaabilsan Dalalka Somaliland iyo Somalia, Nuxurka Kulankan oo ahaa Mid lagaga Wadahadalayey Arrimaha Doorashooyinka ayaa saldhig u ahaa Imaatinka danjire Nicolas Berlanga.