Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo ka Hadlay Arrinta Kootada Haweenka, Kitaabka Qur’aanka Ku Booriyey In Loo Noqdo.

0

Hargeisa(HNN):-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamid Culimada ugu waaweyn ee reer Somaliland ayaa Si faahfaahsan uga hadlay Arrimaha Wakhtigan taagan ee la xidhiidha Kootada haweenka ee arrimaha doorashada in laga qayb galiyo iyo arrinta beelaha laga tirada badan yahay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.