Somaliland: Mid ka mida Gobolada Dalka oo laga joojiyay furashada Cilaajyada.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasaaradda diinta iyo awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gobolka Sool ka mabnuucday furitaanka Cilaajyada cusub.

Wasaaraddu joojinta furitaanka Cilaajyada cusub ee gobolka Sool, waxaa ay ku sababaysay in laga hortago dhibaatooyinka ka dhalan karra qaabka qofka buka loo daaweynaayo iyo hannaanka daawada loo siinaayo.

Waraaqdan ka soo baxday xafiiska isu-duwaha wasaaradda diinta iyo awqaafta ee gobolka Sool waxaa ay u dhigneyd sidan: