Jedwalka Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Somaliland Oo La Shaaciyey Maanta.

0

Hargeisa(HNN):-Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.