Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Oo Daah Furtay Shirka Sannadlaha ah ee ICT.

0

Hargeisa(HNN):-Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland ayaa Daahfurtay Shirka sannadleh ah oo sannadkiiba hal mar lagu qabto Gudaha caasimada Hargeisa.

Waxaana Shirkan Sannadleha ah Oo Ay Soo Agaasinto Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland oo uu gadhwadeeen u yahay wasiir C,wali Sheekh Suuf Jibriil ayaa sannadkan Waxaa Shirkan kasoo qayb galay dhammaanba Shirkadaha waaweyn ee dhinaca isgaadhsiinta iyo sidoo kale shirkad kasta oo ku tacaluqda dhinaca ICTga ama isgaadhsiinta.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka Shirkan Oo Maalintii Labaad ka Furmay Hargeisa.