Musharax Aqoonyahan Prof Khaalid Dankali Oo Maanta Shaaciyey Hankiisa Musharax iyo Qorshahiisa Waxqabad ee uu Doonayo Inuu Wax ka Bedelo.

0

Gabiley(HNN):-Musharax Aqoonyaha Prof Khaalid Dankali Oo Maanta Shaaciyey Hankiisa Musharax iyo Qorshahiisa Waxqabad ee uu Doonayo Inuu Wax ka Bedelo.

Aqoonyahan Khaalid Dankali oo kamida Dhalinyarta Waayo arag ah ee Wakhtigii ugu badnaa Kasoo Shaqeynayey dhinaca Waxbarashada gaar ahaan jaamacadaha ayaa Wakhtigan isu taagay inuu kamid noqdo xubnaha Xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gabiley, isagoo si Waafiya u sharaxay Qorsheyaasha uu wato ee uu doonayo in lagu doorto.