Breaking News….Ciidamada Dawlada Ethiopia oo La Wareegay Caasimada Tigreega ee Mekele.

0
Jigjiga(HNN):-War Deg-Dega War Qoraal Oo Hadda Kasoo Baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ethiopia Dr Abiye Ahmed Ayaa Lagu Sheegay In Ciidamada Federaalka Ethiopia ay Si Buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Magaalada caasimada u ah Qoomiyada Tigray.

Dhinaca Kale Qoraal uu soo dhigay Facebook taliyaha ciidamada Milateriga itoobiya ayaa lagu sheegay in caasimada ay si buuxda gacanta ugu jirto. Kooxda TPLF kamaysan hadlin arintaas laakin waxay ummadaha ku boorisay inay cambaareeyaan weerarka.