Aqoonyaha Yuusuf Maxamed Cabdi Oo Hogaaminta Madaxweyne Wakhtiga Uu Xilka Hayey Tilmaamay Inuu Ka Dhabeeyey Barnaamijkii Waxqabadka ee Xisbiga Kulmiye.

0

Hargeisa(GNN):-Aqoonyaha Yuusuf Maxamed Cabdi oo ahaa Wasiirkii hore Wasaarada Horumarinta maaliyada Somaliland shaqadana la bilaabay markii ay talada dalka Qabatay Xukuumada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Waraysi qotodheer oo uu siiyey warbaahinta waxaa uu si faahfaahsan uga waramay doorka waxqabad ee Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku sifeeyey Hogaaminta Madaxweynaha jsl mid ka dhabaysay barnaamij siyaasadeedkii xisbiga kulmiye lagu doortay islamarkaana ay jid yididiilo galinaya Bulshada somaliland ilaa hadda ay ku hogaaminayso.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysigan Aqoonyahan Yuusuf Maxamed Cabdi.