Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Cambaareeyey xadhigga Afar Weriye oo lagu Xidhay Boorama.

0

Borama(HNN):-Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Sakariya Axmed Muxumed, ayaa ku tilmaamay xadhigga Weriyeyaashaasi Boorama lagu xidhay mid aan sharciga loo marin, oo ay aad uga xun yihiin.

Guddoomiyaha SOLJA, ayaa xusay in xadhigga Weriyeyaashaasi uu amray Maayarka Boorama oo ka cabanayey warar ay ka qoreen, waxaanu xusay in ay haboon tahay in aan sharci darro loo marin xadhigga Weriyaha.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.