Magaalada Muqdisho Oo Noqotay Furin Dagaal-Kooxaha Mucaaridka Oo u Hub Urursanaya Dawlada iyo Khasaaraha Ilaa Hadda Ka Jira.

0

Muqdisho(HNN):-Cabsi Xoogan oo soo waajahday bulshada magaalada muqdisho ayaa sababtay in ilaa maanta galinkii danbey dadku ka qaxaan guryohooda, iyadoo ilaa hadda mucaaradka iyo muxaafidku dagaalo goos goos ah isu baacsanayaan gudaha magaalada muqdisho.