Deg-Deg-Madaxweynihii Hore Somalia Sheikh Shariif iyo Taliyaha Ciidanka Somalia Gen Odowaa Oo Kulmay.

0

Muqdisho(HNN):-Kulan Xasaasi ah ayaa Caaw sida lagu war helay dhexmaray madaxweynihii hore somalia sheekh shariif sheekh axmed iyo Gen Odowaa Taliyaha Ciidanka Xooga somalia.