Somaliland Oo War Cusub Kasoo Saartay Amar Ay hore ugu Xayirtay Dhismaha Taawarada Cusub ee Dalka Laga Hirgalinayo.

0

Hargeisa(HNN):-Xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jsl ayaa war cusub kasoo saartay go’aan ay hore ugu hakisay dhismaha taawarada cusub.