Subaxaanalaah Magaalo Somaliland ay Soo Faqeen Xabaalihii Dadka Lagu Aasay Roobab Waaweyni.

0

Hargeisa(HNN):-Magaalo ganacsiyeeda Wajaale waxaa ka dhacay in roobabkii waaweynaa ee ka da’ay soo faqeen lafaha dadkii lagu aasay xabaalaha magaalada.

Waxaana arrintan warbaahinta uga waramay goobjooge ka warhelay dhacdadan.