Dood Xasaasiya Oo Ku Saabsan Arrimaha Doorashooyinka Somaliland Oo Dhexmaray Wasiirka Warfaafinta iyo Hogaanka Xisbiga Kulmiye.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Jamhuuriyada Somaliland Saleebaan Cali Koore iyo C,laahi Geeljire oo kamida Hogaanka Sare xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa dood adag ka yeeshay arrinta xadhiga musharaxiinta u sharaxan doorashooyinka somaliland ee lagu waddo inay qabsoomaan dhawaan.

Wasiir Saleebaan Cali Koore ayaa si adag u difaacay talaabooyinka ay xukuumado ku xidhayso musharaxiinta taas oo ay si adag uga soo horjeesteen xisbiyada mucaadka ah ee somaliand.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dooda Dhexmartay Labadan masuul ee ku kala abtirsada Muxaafidka iyo Mucaaradka.