Warbixin uu Qoray Gide Livni oo ah Yuhuudi ka Faalooda dhaqaalaha iyo siyaasada ayaa Hadal weyn weyn Caalamka ka Dhaliyey , Yuhuuda wuxuu ugu Baaqay inay u haajiraan yurub , Wuxuna yiri .

0
“Waxaan u Malaynayaa in la joogo dhamaadkii Dawladeena Israel, Waxaynu Kujirnaa Xaalad Fowdo ah ,Duulaankii aan ku qaadnay Masaajidka Aqsa wuxuu ahaa Khalad weyn oo aan laga fiirsan.
Maraykanku Waxba inooma Tari doono aakhirka, hogaamiyaasha Carabta ee aan Heshiiska nahay iyaguna nama Taageeri doonaan Waayo Xiligan awood kuma laha dalalkooda , waayo Shacabkooda ayaa nacay .
Xaalkan adag ee aynu kujirno ,Xalku Marnaba Dagaal Inoo-kuma jiro, Waayo waxaan ka fahanay cashar .
Mahaysano Cid ina Difaacda ,inta aynaan waayin meel aan u Baxsano ,Waxaan ku Talinayaa in Yuhuudu u Haajirto Yurub oo Qaxooti ahaan halkaas naloogu soo dhoweeyo ,
Waxaan Filayaa Sidaas ayaa inoo fiican intii inagoo Nool Carab ay na Cuni lahayd “
Muuqaalka Warbixinta oo dhamaystiran Waxaad ka Daawan kartaa Linkigan .
https://youtu.be/KDpjwC4vAxY