Ugaas Bashiir Cabdicabdilaahi Oo ku Dhaqan Dalka Maraykanka Ayaa Bogaadiyay Doorashadii Ka Qabsoontay Somaliland

0

Hargeisa(HNN):-Ugaas Bashiir Cabdicabdilaahi Oo kamida dadka reer somaliland ee ku  Dhaqan Dalka Maraykanka Ayaa Bogaadiyay Doorashadii Ka Qabsoontay Somaliland, waxaana ugaasku Hanbalyo u diray Shacabka somaliland, iyo xildhibaanada goleyaasha kala duwan ee ku guuleystay tartankii ololaha doorashada, labad gole ee deegaanka iyo wakiilada.

Isagoo ugu baaqay inay Shacabka Jamhuuriyada somaliland ay ugu adeegaan si daacadnimo iyo dadaal ku dheehan yahay.