Wasiir Koore Mid Kamid ah Tiirarka Qaranka.

0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigalinta jamhuuriyada somaliland ayaa lagu tilmaamay inuu kamid yahay wasiirada ugu saameyn badan dhinaca  shaqada qaranka islamarkaana ah tiir adag uu hawlaha qaranka door muuqda kagaga jiran.